Bulshada Sabawanaag oo ka hadlay wacyigelinta ay wado Wasaaradda X. Xoolaha & Hor. Kalluumeysiga.

Halkan Ka Daawo :- Bulshada Deegaanka #Sabawanaag ee Gobolka Maroodi-jeex oo Ka Hadlay Sida Wacyigelinta Caafimaadka iyo Daaweynta Xooluhu Deegaankooda Uga Socoto.
Halkan Hoose Youtubeka Ka Daawo.