Department of Production


Waxay u taagan tahay soo saarista calaf ku filan xoolaha dalka, ilaalinta fayadhawrka hilibka iyo Caanaha, sare u qaadida iyo ilaalinta taranka iyo jinsiga xoolaha, Horumarinta iyo kaydinta xogta iibka xoolaha ee sayladaha dalka iyo Cilmi baadhista horumarinta xoolaha.