Dhagax dhigii Saylada Xoolaha Hargeisa

 Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha & Horumarinta Kalluumaysiga JSL ,Maayirka Caasimada Hargeisa iyo Haydada @Save the Children ayaa saaka waxay dhagax dhigeen Saylada Hargeisa oo lagu samayn doono dayactir iyo dib u habayn balaadhan Mashruucaas oo ay fulinayso Hay'adda Save the Children. />