Furista Shaybaadhka Gobolka Gabiley

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha & Horumarinta Kalluumaysiga JSL oo Xadhiga ka Jaray Xarunta Guud ee Shaybaadhka Gobolka Gabilay.