Wasiirka wasaradda Xanaanada xoolaha iyo horumarimta kalumaysiga Mudane Siciid Sulub ayaa manta si rasmi ah u dhagax dhigay Dekada kalumaysiga ee Magalaada Maydh ee Gobolka Sanaag halkaas oo ay ka soo qeyb galeen G.Gobolka Sanaag , Afhayeenka Madaxweynaha, Hay'da SDF iyo Marti Sharaf kale.