Toobabarka App Kobo Collector

 Hargaysa=- 14-11-2022 Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga, ayaa tababar socday muddo saddax maalmood ah maanta usoo xidhay isu-duwayasha iyo maamuulayasha Degmooyinka dalka. tababarkan oo ay iska kaashanayeen Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga iyo Hay'adda FA'O, ayaa ku sabsanaa habka ugu fudud ee macluumadka isu way-daarsan karaan Wakhtiga lagu jirro Caafimaadinta xoolaha. Tababarkani ayaa salka ku haya sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo khibradda hawl-wadeenka Wasaaradda. />