Wasaaradda Xanaannada Xoolaha & Horumarinta Kalluumaysiga JSL oo mudooyinkii udambeeyayba gobolada iyo degmooyinka dalka ka waday maamul daadejin iyo agabayn ku aadan dhanka xarumaha wasaaradda ayaa

Wasaaradda Xanaannada Xoolaha & Horumarinta Kalluumaysiga JSL oo mudooyinkii udambeeyayba gobolada iyo degmooyinka dalka ka waday maamul daadejin iyo agabayn ku aadan dhanka xarumaha wasaaradda ayaa daawooyinka caafimaadinta xoolaha gaadhsiisay degmada Salaxley ee gobolka M.Jeex .