Burco= (7-8-2023)=- Wasaradda xanaanadda xoolaha iyo horamarinta kalluumaysiga iyo Hay'adda SDF oo iskashanaya ayaa tobobar socday 6 maalmood uu qabtay shaqalaha Seeraha Aroori.

 Tobobarka ayaa ku saabsana sidii qorshee hawleed logu samayn lahaa shaqalaha seeraha Aroori ka hawl gala, intii tabobarku socday waxaa lagu soo bandhigay, cilmi-baadhis ku saabsan, sidii loo horumarin lahaa, seeraha Aroori loga dhigin lahaa xarun baladhan oo soo sarta, khayraadka xoolahena iyo sidoo kale sidii loo marayn lahaa cabadaha iman kara.

 Kullankan waxaa ka soo qayb galeen, Agaasimaha guud ee Wasaradda xanaanada xoolaha iyo kalluumaysiga Dr Ahmed Ali maax, Agaasime  waaxedka Qorshaynta Dr Farxaan, Agaasime waaxedka Waxsoosarka Dr mawlid iyo mareeyaha Seeraha Aroori Dr cabdiweli, Tabobarka waxaa soo xidhay Agaasimaha guud Dr Ahmed Ali maax oo   dardaran iyo dhirigalin siyay Shaqalaha ka hawl gala seeraha Aroori.