"Xooluhu Waa laf dhabarta Dalkeena"Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha

17-12-2024: Khudbada Wasiirka Wasaarada Xanaanada iyo horumarinta Reer MIyiga  Mudane Cumar Shucayb Maxamed oo maanta xilka la wareegay