AGaasimaha Guud oo furay Toobabar

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha & Horumarinta Kalluumaysiga JSL Dr Ahmed Ali Maax oo Ibo-furay Tabobar Wasaaraddu u Qabatay Dhakhaatiirta kala duwan ee ka Hawlgala Gobolada Dalka.
Tabobarkaasi oo wasaaraddu u qabaay dhakhaatiirta caafimaadka xoolaha ee gobolada dalka oo dhan kaasi oo ku saabsan qaybta dabo galka xanuunada kudhaca xoolaha