
Xarunta Wasaaradda Xannaannada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga JSL waxa maanta lagu soo bandhigay faa'iidooyinka dhaxal galka noqday ee laga helay mashruuca guulaystay ee (AROORI).
06-02-2025 Hargeisa :-Xarunta Wasaaradda Xannaannada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga JSL waxa maanta lagu soo bandhigay faa'iidooyinka dhaxal galka noqday ee laga helay mashruuca guulaystay ee (AROORI) oo abaartii ugu dambeysay ay ku baxsadeen xoolo gaadhaya 27 Millyan oo Neef.
Kulanka Bandhig cilmiyeed kan waxa goob joog ka ahaa isla markaasina kasoo qayb galay, Wasiirka Wasaaradda Xannaannada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda, Agaasimiha guud ee Wasaaradda, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Duulista iyo Madaarada JSL Md Yuusuf Keyse Cabdullaahi, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga JSL Md Cabdiraxmaan Xassan Nuur , Agaasime Waaxeed yada Wasaaradda iyo Madax ka socotay Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF oo maalgalisay mashruucaasi guulaystay.
Bandhigaasi waxaa la iskula soo qaaday sida ay muhiimka iyo lagama maarmaankaba utahay sidii Mashruuca QOOLCADAY u guulaysan lahaa si
Wakhtiyada Adag Ee abaraha Xoolaha Kala duwan ee somaliland uga baxsan lahaayeen , isla markaana bulshada deegaanka mashruuca ka hawl galaana ugu baraarug sanaan lahayeen faa iidada wax ku oolka ah ee dad iyo duunyaba uu eleeyahay
Ugu danbeyntii mas'uuliyiinta Wasaaradda Xannaannada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga JSL oo ay ugu horeeyaan Wasiir Cumar Shucayb Maxamed, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Wasiir Cali Axmed Cabdi ( Ali Antar) iyo Agaasima guud ee Wasaaradda Md Axmed Cisman Jaamac ( Talasame) waxay si wada jir ah ugu cadeeyeen mas'uuliyiinta kala duwan ee kulankaasi kasoo qayb gashay inay ka go'an tahay dadaalada iyo ka midho dhalinta hadaf yada looga gollee yahay xaqiijinta siyaasadda horumarineed ee ku waajahan mashaaruuca Qoolcaday
The meeting, which showcased the benefits of the AROORI project
The meeting, which showcased the benefits of the AROORI project, was a significant milestone in enhancing and strengthening the economic
infrastructure surrounding livestock and the livelihoods of rural communities in Somaliland. The AROORI project, which achieved remarkable success, was officially acknowledged for saving 27 million livestock during the recent drought that affected the country.
Attendees of the Meeting
The meeting was attended by various high-ranking officials, including:
- The Minister of the Ministry of Livestock and Rural Development, Mr. Omar Shucayb Mohamed
- The Deputy Minister of the Ministry, Mr. Cali Ahmed Cabdi (Cali Cantar).
- The Director General of the Ministry, Mr. Ahmed Cismaan Jaamac (Tala-same).
- Officials from the Ministry of Commerce and the Ministry of Civil Aviation, including the Minister of Commerce, Mr. Abdirahman Hassan Nur, and the Deputy Minister of Civil Aviation, Mr. Yusuf Keyse Abdullahi.
- Representatives from the Somaliland Development Fund (SDF), which funded the project.
The Benefits of the AROORI Project
The project focused on:
- Saving Livestock: A total of 27 million livestock were rescued during the last drought, highlighting the project's success.
- Supporting Rural Communities: The project directly contributed to improving the livelihoods of local communities, whose survival relies heavily on livestock.
- Strengthening Livestock Infrastructure: The scientific discussions explored ways to establish sustainable solutions for protecting livestock and rural communities from severe drought conditions.
Discussions on the QOOLCADAY Project
The meeting also delved into the importance of the QOOLCADAY project and the need for its success, particularly in terms of:
- Protecting Somaliland's Livestock: The project is expected to support the country's livestock during periods of drought.
- Developing Local Communities: The project is intended to benefit local communities by strengthening their economic and social resilience.
- Providing Sustainable Solutions to Drought: Participants highlighted the need for the QOOLCADAY project to deliver long-term, practical solutions for both communities and their livestock.
Commitments from the Officials
Senior officials from the Ministry of Livestock and Rural Development, led by Minister Omar Shucayb, Deputy Minister Cali Ahmed Cabdi (Cali Cantar), and Director General Ahmed Cismaan Jaamac (Tala-same), collectively emphasized their commitment to:
- Continuous Efforts: They expressed their dedication to pursuing ongoing efforts to ensure the success of the QOOLCADAY project.
- Achieving Development Goals: The officials stressed their determination to fulfill the developmental objectives aligned with the project’s goals.
Conclusion
This scientific presentation demonstrated how the AROORI and QOOLCADAY projects are critical to improving the livelihoods of rural communities, safeguarding livestock, and creating sustainable solutions to address drought conditions. The QOOLCADAY project is expected to play a crucial role in achieving the broader goal of supporting Somaliland's communities and livestock.