Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa kormeer ku tagay Saylada magaalada Hargeysa

4-1-2025 ~ Hargeysa : Wasiirka Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga Cumar Shucayb Maxamed ayaa sheegay inay diideen, ganacsato lasiiyey waraaqo aan ka shaqayn Somaliland, waxaanu udigay ganacsatadaas.