Shir Jaraa'id

Wasiirka Wasaaradda X.Xoolaha
Mudane Saeed Sulub oo ay wehelinayaan Wasiirkuxigeenka Marwo Yurub Abiib iyo Agaasimaha Guud Dr.Ahmed Ali iyo waliba Agaasime kuxigeenka Waaxda Caafimaadka Dr.Abdiqani Xaamud
Ayaa saaka shir jaraaid ku qabtay Xarunta Wasaarada