
Toobabarka App Kobo Collector
Hargaysa=- 14-11-2022 Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga, ayaa tababar socday muddo saddax maalmood ah maanta usoo xidhay isu-duwayasha iyo maamuulayasha Degmooyinka dalka. tababarkan oo ay iska kaashanayeen Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga iyo Hay'adda FA'O, ayaa ku sabsanaa habka ugu fudud ee macluumadka isu way-daarsan karaan Wakhtiga lagu jirro Caafimaadinta xoolaha. Tababarkani ayaa salka ku haya sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo khibradda hawl-wadeenka Wasaaradda. />-
3155551615029498485276933537926587808498854nView
-
3144031725011421287084651736588026899710676nView
-
3144063105011419720418143654815355158395373nView
-
3144125175011422387084541602916335584952872nView
-
3144592955013015386925241370744683878097832nView
-
314662050501141942041817125195455062753749nView
-
314662050501141942041817125195455062753749nView
-
3152994805011421253751328089490383382226301nView
-
315620481502949968527681578612564618616288nView
-
3156227115029499351943517960972904592947000nView